Sign in to follow this  
rudy-Diiriye

Daqan Celis Gabey-pedia

Recommended Posts

Riyaale maxoo laqeeliya

qiyaama qorta lo galiyee

 

Shariifku maxoo la duus duusa

dhabaal nimadiisa lee waayee

 

Farooley maxoo la duun duunta

fool xumadiisa lee waayee

 

Cheerleaders maxeey la qeeliyaan

single momma aa so korisee noo

 

Ubama maxoo la dhego cuslaadey

misheel aa madax kaga qeelise noo!

 

Alshabaab maxeey la waalenyihiin

ciyaala suuq jacjacley ka dhergey waaye

 

u can add your line here 2!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaafiyad nimaan aqoon hadduu, qaafka ka higgaadsho

Maansadii qiimaha badnayd hadduu, qaafil ku ciyaaro

Allaylehe quful waa in afka looga xidhaa, qoorta loo jaro'e

Qiyaamaana cadaab kalaa sugayoo, qaadir baw qoraye

Nimanyahow ma qaabilin waayadeer, qaarihii gabaye

Waxase iga cadhaysiiyay quuqlahaan, qawl xumidiise

Bal iga qorta xigmadaan afuufayaa , sida quraankiiye

 

I know the display of bravado is unwarranted. But if rudy has the gall to call that a poem, I can outdo his pretense.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Rhazes:

Allaylehe quful waa in afka looga xidhaa, qoorta loo jaro'e

Qiyaamaana cadaab kalaa sugayoo, qaadir baw qoraye

Jaw, War niyohow soowdigan Al Shabaab iyo Xisbul Islam ka daray ma'aha.

 

Afareeydii Ciyaalka Xaafada ayaa meesha ka socota, ee qash qashaada naga daa :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol. Sxb qofkii suugaanta sidaas ugu ciyaara oo karaamadeeda meel uga dhaca waa in la qisaasaa. Anigu xitaa dambi suugaaneed iyo deel-qaaf saliim kama ihi. Adigu bal afarrey soo tuuro aynu eegno naxwihiisa iyo nuxurkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this