Sign in to follow this  
DeadlyVision

Dunidaan Walbahaarkeeda

Recommended Posts

Walwalo wareerar

Warankii aan sitay warifay oo warta iskaaga tuuray

Walbahaar waheshay oo

Waayo sababtaad udiiday waanowaliba? oo

Wili warkii Wiil'Waal kawaramayoo

Waan xirxiranahay oo waali igama foga

Waxii war ahaay waayayoo

Waasac iyo waayaheegiyoo saacad bee igu xuKumaaynoo

Warhooy ukaadi oo Ala kabaq intaan ku idhiyoo

Weelkii faaruqaba waa lameera beey iyiraahdayn ee

Warhooy ukaadi oo Ala kabaq ayaan kuceliyoo

Waxaan suaala sababwaliba oo hoos iirida ee

Waabiska iga doo oo runta kahad ayaan kudhawaaqoo

Waxanaan ogayn Ala aan udaayayoo Allahu'Caalim baan kudaayayee

Lakiin Laanta markay qalashaba waan haraada

Laafiyo iyo lafjab midna uma dhaqaaqo

Looxba intuuna qalalin ba Quraanka laga xafidaa

Labeen raashiin manoqot

Anoo dareen'darandoorinayo

Adigo ila dirirayo

Ayadoo jeclahay oo igu jeesteso

Ayagoo jiifka nafta loogaqaadayo

Ayeeyo loo gafay Awoowe la cambaareyay

Sidii camuud biyo kuqurmay dhiidi noqday

Sidaad ii ogayd baan wili u walwalayayee

War mar maad iskaashatiin oo jinka iska naartiin?

Cacuudu bilaahi mina shaydhaani rajiin waa hub Muslimwaliba sitee

War mar maad iskaashatiin oo jinka iska naartiin?

...

Just a little somali pracit..no more English insha'allah*

 

Am pro-somali from now on ...

...

 

 

~1~

PME

DV

 

 

Midna Mafahmo oo Sidii Qalabka Kumbuutarka Ayee Habeesanyahiin*

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sidaa Baa Iyo Sidaa Tahay Baa...

Warbakamahaysidee

Dunidaan Dambigeeda aan DooqDooranayaaye

Wali anoo adiga sug islahaaba igadhaqaajisee

Nahoo Anoo Adiga sug islahaaba igadhaqaajisee

The Sun and The Moon, Midnama iga fogee

Adiga uun ba walbahaar dunidaan...igu abuurtayee

 

Sidaa Baa Iyo Sidaa Tahay Baaa...

Warbakamahaysidee

Dunidaan Dambigeeda aan DooqDooranayaaye

War anoo Adiga sug islah'baa igadhaqaajisee

fogaato fikrayee

fogaato fikrayee nahooy waan isla ognahay warkaan hayo

waa midkaad jeebka kusidatiide

Jaceel aan awoodin baa igu dhaqaajisee

Jaceel aan awoodin baa igu dhaqaajisee

 

 

Hoy hoy..

 

lool

 

~1~

PME

DV

 

 

Midna Mafahmo oo Sidii Qalabka Kumbuutarka Ayee Habeesanyahiin*

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shalay Madaxweynaha Doolada Federalka Ee Kumeelgaarka, waxeey soo bandhigtay in ee ufoororsanayaan Doolada Ethopia oo tageersan Mareekanka. Arintii oo so dhawaneeso waxaa layidhi in Paasaboorada Somaaliyeed ee Ethopia soo saartay, waxaa layiri in Somaalida lagu shaqeesandoono oo dalkooda iyo dhiigooda la isticmaalidoono...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this