Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuul xil u hayay Xukumada Muuse Biixi oo lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Masuul xil u hayay Xukumada Muuse Biixi oo lagu dilay

jhjhh.jpg?resize=513%2C720&ssl=1

Maxamed Cabdulaahi Darroor (Jeeri) oo ahaa Isuduwihii Guddiga Qandaraasyada Somaliland ee Gobolka Sool ayaa goordhoweyd Laascaanood lagu dilay.

Alle haw naxariistee Jeeri wuxu kamid ahaa haldoorka dhalinyarada ee Gobolka Sool.

Lama sheegin cid ka dambaysa dilka Marxuumka, laamaha dawladduna kamay hadal.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this