Sign in to follow this  
Deeq A.

Dil Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Maxamed Cabdulaahi Darroor (Jeeri) oo ahaa Isuduwihii Guddiga Qandaraasyada Somaliland ee Gobolka Sool ayaa goordhoweyd Laascaanood lagu dilay.

Alle haw naxariistee Jeeri wuxu kamid ahaa haldoorka dhalinyarada ee Gobolka Sool.

Lama sheegin cid ka dambaysa dilka Marxuumka, laamaha dawladduna kamay hadal.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this