Sign in to follow this  
Deeq A.

Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo asteeyay kuraasta Beesha Dishiishe

Recommended Posts

Deeq A.   
3.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdiraxmaan ayaa go’aan rasmiya ka soo saaray Kuraasta Golaha Shacabka ee Beel-weynta Dishiishe (Harti).

Warqad ka soo baxday Xafiiska Ugaaska ayaa lagu asteeyay Kuraasta Beesha Dishiishe oo kala ah Hop#083 iyo Hop#222.

Ugaaska ayaa Kuraastaas u asteeyay Beelaha Saleebaan iyo Cabdikariin Cabdalle oo ka tirsan Beel-weynta Dishiishe sida ku cad warqadda.

Halkaan ka akhriso warqadda

warqad.jpg?resize=720%2C960&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo asteeyay kuraasta Beesha Dishiishe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this