Sign in to follow this  
Deeq A.

PSF oo mar kale war ka soo saartay dagaalka Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimihii xilka qaadista lagu sameeyay ee PSF Maxamuud Cismaan Diyaano iyo Ciidamada taabacsan ayaa dhankooda sheegay in ay samaynayaan xabbad-joojin iyo wada-hadal.

Qoraal uu soo saaray Agaasimihii PSF ayuu ku sheegay in aysan jirin sabab ay xabbad u bilaabaan islamarkaana diyaar u yihiin wada-hadal iyo heshiis.

Wuxuu tilmaamay in ay samaynayaan xabbad-joojin iyo wada-hadal si loo helo xal nabadeeed.

FB_IMG_1640184292493.jpg?resize=720%2C83

PUNTLAND POST

The post PSF oo mar kale war ka soo saartay dagaalka Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this