Sign in to follow this  
Deeq A.

 Dhalinyarada mucaaradka iyo muxaafadka ku kala jira mid walba waxaan kula taliyaa.

Recommended Posts

Deeq A.   

 Dhalinyarada mucaaradka iyo muxaafadka ku kala jira mid walba waxaan kula taliyaa.

barkhad.jpg
1. Siyaasiga mucaaradka ah ee isa soo saaraya waxaan kula taliyaa mar walba hadal uun oo ka dhex muuqo warbaahinta; hadaad sidaas samayso dadku wuxuu ku arkayaan nin dadaalaya oo wax dhacsanaya ee adigu hadalka ha isku gabin.
2. Ka muxaafadka ah ee xil hayana waxaan kula taliya media ka baraha bulshada iyo ta caadiga ha ka maqnaan; sawiradaadana wariyeyaasha baraha bulshada dhexmarso; aragaas lagu ar arkayo ayaa dadka u ah nin shaqaynaya ee lacagtaada u hur media.
Dadkeenu dadka is muujmuujiya way jecel yihiin maadaama oo aynu nahay dad badow ah oo waxa loo sheega iska rumaysta
Waxa qoray:- 

Barkhad-ladiif Mohamed Omar

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this