Sign in to follow this  
CARTAN

Dhaliil ( Hees )...

Recommended Posts

ARAWEELO   

Lady Fatima I heard this song sang by the couple Fartuun birimo iyo Cabdirashiid Raaxeeye it is even more beautiful to hear the song live. Thank you CARTAN keep up the good work walaalo you sure made my day. cwm37.gifcwm37.gifcwm37.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

CARTAN sxb thank you, abwaankaasi aad iyo aad ayaan ooga dambeeyaayoo waxaanba ku jeclaadey heestii ahayd "ha i goosan caawaad iga gacan sarreysaa", run ahaantii heesta ay ku luuqeeynayaa Primo iyo

Raaxeeye waa hees aad ii taabatey oo mar waliba oon aan dhageystaba i baraarujisa.

 

Mahadsanid cartan

 

Here is one of my Somali Poems, i thought i should let you guys judge it wink.gif

 

Haduu Eebe kaa dhigay

Haadka cuna bakhtigiyo

Dawacada luf lufatiyo

Waraabaha gugiis ciya

Maxaan anigu kaa galey?

 

Sanku neeflahoo idil

Aadamaha dhamaantiis

Islaamkiyo Ebleyskuba

Hadey kugu qoslaayaan

Maxaan anigu kaa galey?

 

Midibku waa ma guuraan

Madowguna allaa i badey

Mowqifkuwaa midaan jirin

 

Shimbirtiyo karaamadu

Hadey aniga i doorteen

Carradiyo caleentuna

Hadey igu wardiyayaan

Maxaan adigu kaa galey

 

 

[This message has been edited by JamaaL-11 (edited 04-26-2002).]

 

[This message has been edited by JamaaL-11 (edited 04-26-2002).]

Share this post


Link to post
Share on other sites
MaandeeQ   

CARTAN sxb....maxaan iraahdaa dee?Maskaxadaada Allaha kuu daayo walaalkiis, waad na maqsuudisay sidaad u bilowday in aad na xusuusisid Murtideenii xusidda mudneyd. Soo tuur hee hada, waxaan doonayaa in aad soo gudbisid heestii Max'ed Suleymaan n Marwo Max'ed ee aheyd " Ha Iga Goosan Caawaad Iga Gacan Sareysaa" Dadaan ogahay ayaan rabaa in aan caloosha ugaga soo ridee!loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this