Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil Gaadhi Ka Dhacay Xeebta Dalxiiska Batalaale Ee Magaaladda Berbera+Khasaaraha & sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Shil Gaadhi Ka Dhacay Xeebta Dalxiiska Batalaale Ee Magaaladda Berbera+Khasaaraha
Wararka Aanu Ka Helnay Berbera, Ayaa Sheegaya Inaanu shilkani Sababin Wax Khasaare Dhimmasho Nafeed ah. Marka Laga taggo Dhaawacayo fudud Oo Soo Gaadhay Dhawr Qof Oo La Kala Socday Labadda Gaadhi, Kuwaasoo Dhaawacoodda Lagu Baxnaaninayo Cisbitaalka Guud Ee Magaaladda Berbera. Iyadoo Ay Ciidanka Nabad-galiyadda Waddooyinka Ee  Berbera ay Gacanta Ku Hayaan Baadhista Sababta Keentay Shilkan.
Shilkan Oo Galabta Dhacay, Ayaa Ahaa mid Ka Dhashay Isku Dhaca Laba Gaadhi Oo Noocyaddoodu Kala Yihiin  Land-cruiser & MarkII ” Indha-Cadde”.
248418916_4610843448982803_1504517649867
248596327_4610843612316120_6701764785922
248354696_4610844162316065_8951316611591
248949614_4610844682316013_2203150547681

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this