Sign in to follow this  
Deeq A.

Taksiile $50,000 oo Dollar wadada ka helay oo qaaday talaabo dad badan ka yaabisay

Recommended Posts

Deeq A.   

Taksiile $50,000 oo Dollar wadada ka helay oo qaaday talaabo dad badan ka yaabisay

 motorbike.jpg

Wiil taksiile ka ah dalka Liberia ayaa si weyn loogu ammaanay tallaabo uu qaaday kadib markii lacag gaadheysa $50,000 oo Dollar uu waddo ka helay dib ugu celiyay qofkii iska lahaa oo uu raadiyay.

Lacagta waxay ka luntay nin ganacsade ka ah dalkaas oo ku howlanaa raadinta lacagtaas

Emmanuel Tolue wuxuu sheegay in lacagta oo ku jirtay boorso uu ka helay waddo isla markaana uu raadiyay qofkii lahaa oo uu ka baahiyay Raadiyo maxalli ah.

Musu Yancy markii ay heshay lacagteedi, waxay wiilkii yaraa ku abaalmarisay $1,500 doolar. Dadka reer Liberia ayaa si weyn u hadal hayaa dhacdadan maadaama  wiilku uu qaaday tallaabo naadir ah oo dad badan ka yaabisay.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this