Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo saaka u safray Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u safray magaalada Addis ababa ee waddanka Itoobiya.

Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu u safray Addis Ababa halkaas oo uu kaga qayb-galayo dhismaha xukuumadda cusub ee Itoobiya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda u safray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan xafladda dhismaha Xukuumadda cusub ee Jamhuuriyadda Itoobiya.”

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Farmaajo oo saaka u safray Itoobiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this