Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Kenya oo la sheegay in ay maraakiib dagaal soo dhoobtay bada Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Kenya maraakiib dagaal soo dhiibtay badda Soomaaliya.

Xildhibaan Sakariye oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay dowladda Kenya ay wado abaabul ciidan iyo dhaqdhaqaaqyo aan caadi ahayn islamarkaana doonayso in ay qabsato badda Soomaaliya.

Wuxu sheegay in abaabulka Kenya uu yahay mid ay ugu diyaar-garobayso go’aanka maxkamadda ICJ laga sugayo 12-ka bishan October si ay xukun kama dambays ah uga gaarto dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya.

Halkaan ka daawo muuqaalka oo dhan

PUNTLAND POST

The post Dowladda Kenya oo la sheegay in ay maraakiib dagaal soo dhoobtay bada Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this