Deeq A. Posted September 8, 2021 La’taliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdilaahi Maxamed Daahir ” Cukuse ” Ayaa la’ sheegay inuu ka Cudur-daartay in xil kale loo magacaabo, Cukuse ayaa la’ filayay inuu safka hore kaga jiro Isku-shaandhayntii dhawaan Madaxwaynuhu soo saaray ILaa hadda ma cadda sababta Arintaasi keentay , Balse Cukuse, oo dhankiisa aan isku-dayay inaan arintani wax ka waydiiyo ayaanay ii suurto-galin, Badri Kozar Source Share this post Link to post Share on other sites