Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Geelle oo Qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay xidhibaankii ugu codka badnaa xidhibaanada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Geelle oo Qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Af-hayeenka Xisbiga Waddani

240873246_5007967905896595_8274533035543
241044691_5007967999229919_2364330970950
Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismail Omar Guelleh ayaa Qasiriga Madaxtooyada ee Jabuuti ku qaabilay xildhibaan Barkhad Batuun oo ahaa xildhabaankii ugu codka badnaa xildhobaanada Barlamanka Somaliland ee dhawaan la doortay, xildhibaanka ayaa Ka soo baxay xisbiga Waddani

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this