Sign in to follow this  
Deeq A.

Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde: QARANJOOG IYO QURBEJOOG Iyo Xilligii Xilalka, Qaybtii 2’aad

Recommended Posts

Deeq A.   

Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde: QARANJOOG IYO QURBEJOOG Iyo Xilligii Xilalka, Qaybtii 2aad

Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde: QARANJOOG ILAA QURBEJOOG Iyo Xilligii Xilalka, Qaybtii 2aad – YouTube

Hore waxa aad u daawateen qaybtii koowaad ee wareysi taxane ah oo aanu la yeelanay Cabdillaahi Saleebaan Bidde, oo ku saabsaanaa noloshiisii hore: halkii uu ku dhashay, ku barbaaray iyo heerarkii ka la duwanaa ee waxbarashadiisa. Qaybtan labaad na waxay ku saabsan tahay shaqooyinkii uu soo qabtay iyo xilalkii uu ka soo qabtay dawladdii kacaanka ee Soomaaliya. Waxa na wareysigu qayb ka yahay  barnaamijka “KULANKA GORFAYNTA”, oo uu saare ka yahay Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”.

 

QARANJOOG ILAA QURBEJOOG Iyo Xadhiggii Cabdillaahi Saleebaan Bidde Ee Xilligii Kacaanka Iyo Xogo Kale | Qaybtii 3aad

QARANJOOG ILAA QURBEJOOG Iyo Xadhiggii Cabdillaahi Saleebaan Bidde Ee Xilligii Kacaanka|Qaybtii 3aad – YouTube

Hore waxa aad u daawateen qaybtii koowaad ee wareysi taxane ah oo aanu la yeelanay abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde, oo ku saabsaanaa noloshiisii hore: halkii uu ku dhashay, ku barbaaray iyo heerarkii ka la duwanaa ee waxbarashadiisa, shaqooyinkii uu soo qabtay iyo xilalkii uu ka soo qabtay dawladdii kacaanka ee Soomaaliya. Qaybtan saddexaad na, waxay ku saabsan tahay xadhiggii Cabdillaahi Saleebaan iyo xogo kale oo ku saabsan abaabulkiisii gudaha ee halgankii hubaysnaa ee SNM ee horraantii siddeetanaadkii. Wareysigu waxa uu qayb ka yahay  barnaamijka “KULANKA GORFAYNTA”, oo uu saare ka yahay Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this