Sign in to follow this  
Deeq A.

Uhuru Kenyatta: Ma Dhiibeyno Hal Inji oo Dhulkeenna ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta  ayaa sheegay in dalkiisa aanu bixin doonin, oo dal kale siin doonin hal Inji.

Arrintan ayaa la sheegayaa inuu Uhuru Kenyatta  ula dan lahaa muranka badda ee dalkiisa kala dhaxeeya Soomaaliya.

Madaxweyne Kenyatta ayaa sidoo kale ka hadlay in Kenyaay diyaar u tahay iney difaacato midnimadeeda sida ay u difaacday nabadda dalalka kale.

Uhuru  ayaa hadalkan ka jeediyey arbacadii booqasho uu ku tagay lama degaanka Boni isaga oo booqdya ciidamo amni oo halkaas tababar uga socday

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this