Che -Guevara

Next Phase of Ethiopia's Civil War: Tigray vs Amhara

Recommended Posts

Quote

The finest hour for

@AbiyAhmedAli

to galvanize the #Ethiopian people to crush #TPLF's aggression. All-out support must be provided for #Amhara to defend #Raya & #Wolkait. Emboldened & reinforced by

@StateDept

#EU's

@JosepBorrellF

#TPLF's war on #Amhara must defeated.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Che,

Have you seen the false bravado of the Amhara. They brag about their numbers being 25 million against five million Tigray, yet they are asking others to die for them.

Why would Oromo special forces die to defend Amhara? Where are the gun wielding Amhara special forces who calling for war? This cowards want others to save them from TPLF. 

Furthermore, I hope no Somali force should involve this war among northern highlanders.

Ha isku jabaan. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi,

They lost Raya so quickly. They literally asked for every nation's assistance, very nations that would like to see them disappear or assimilate. Oromo, Sidama, and Southern nations' forces are already deployed. I haven't heard anything about Somalis. If they are depending on special forces and militias from other states so heavily, the destruction of entire divisions of the Ethiopian army is indeed true. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigiisa weights in:

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay dagaalka u dhaxeeya TPLF iyo Itoobiya

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook waxuu si qoto dheer kaga hadlay dagaalka u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo falaagada TPLF.

Waxa uu qoraalkiisa ku sheegay madaxweyne Mustafa Cagjar in dagaalka Waqooyiga Itoobiya ka socda oo u dhaxeeyo dowaladda Itoobiya iyo argagixisada TPLF.

"Dagaalka ka socda Waqooyiga Itoobiya wuxuu u dhaxeeyaa argagixisada TPLF iyo dawlada federaalka Itoobiya, ee uma dhaxeeyo laba deegaan oo dhul isku haysta oo kaliya. Waxaa argagixisada TPLF u qorshaysan inay dumiso nidaamka hadda jira dibna saameeyn ugu yeelato siyaasada dawlada dhexe si ay mar kale u guumaysato shucuubaha dalka ee Soomaalidu ka mid tahay" ayuu yiri madaxweyne Mustafa.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sidoo kale sheegay in argagisada TPLF ay ahayeen kuwa horay xasuuq uga geystay deegaanka Soomaalida, hadana ay doonayaan iney dumiyaan dowladda dhexe ee dalka Itobiya.

"Waxaa ayaamahan baraha bulshada talooyin liita la dhex wareegaya taageerayaasha TPLF oo u badan kuwii shalay kaba-qaadka u ahaa kooxdaas markii ay xasuuqayeen shacabka deegaanka Soomaalida. Waxa ay rajaynayeen in argagixisadu dumin doonto dawladda dhexe halkaasna ay uga soo bixi doonto fursad kaba-qaadnimo oo ay dadkooda mar kale ku dulleeyaan. Sidii iyagoo maanta xukuumada deegaanka Soomaalida taageerayaal u ah ama ku taageeri xitaa hadday qaadato go’aanada ay leeyihiin hala qaato waxay damaashaadkii ahaa TPLF baa wax jabisay ku badaleen yaan TPLF lala dagaalamin markii ay arkeen in deegaanada ka tirsan jamhuuriyada federalka dalku ay go’aansadeen inay garab istaagaan dawlada dhexe" ayaa lagu yiri qoraalka madaxweyne Mustafa Cumar.

Gabagadii waxaa qoraalka madaxweynaha dowlad deegaanka lagula dardaarmay dadka deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan siyaasiyiinta qaar iyo waxa uu ugu yeeray dabadhilifka TPLF.

"Haddaba waxay tahay inay ogaadaan dabadhilifka TPLF iyo kuwa fursad siyaasadeed ka raadinaya colaada waqooyiga Itoobiya in buuqoodu uuna saamayn ku yeelan doonin go’aan kasta oo xukuumada deegaanka Soomaalidu kaga jawaabayso xaalada jirta. Waynu soo marnay magaalo qayrkaa u cay noocan oo kale ah oo loogu hiilinayo kuwii shalay ina gumaadday laguna raadinayo dano siyaasadeed oo lid ku ah masiirka fog ee shacabka DDS. Markaa, ma haboona in sheeko baraleey talo toolmoon loo ekeeysiiyay lagu dagmo" ayuu yiri madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.