Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga Oo Ku Guuleystay Tijaabinta Gantaal Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ankara)-Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa shaciyay inay Millatariga Turkiga ku guuleysteen  Tijaabadii u dambaysay ee Gantaalka ATMACA ee Lidka Maraakiibta.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu Mdaxweyne Erdogan ku sheegy in Gantalkaasi oo lagu farsameeyey gudaha Turkiga uu duqeeyey Markab bar-tilmaameed ahaa, ka hor inta aanu hawlgelin Gantalkaasi.

Mashruuca Gantaalka ATMACO waxa la doonayaa in lagu bedelo Gantaalka lagu farsmeeyey Maraykanka ee HARPOON.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this