Deeq A. Posted June 10, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay amar sare oo uu ansixiyay ninkii uu xilka kala wareegay ee Donald Trump kaas oo Mareykanka ka mamnuucayay baraha Shiinaha laga leeyahay ee TikTok iyo WeChat. Amarkan ayaa laga keenay dacwado dhowr ah weligiisna lama dhaqan gelin. Hase yeeshee, Waaxda Dhaqaalaha Mareykanka ayaa haatan qiimeyn ku sameyn doonta barahan laga leeyahay Shiinahay. Waxay waaxdu eegi doontaa in barahan ay khatar ku yihiin ammaanka qaranka ee Mareykanka, sida uu sheegay Biden. PUNTLAND POST The post Biden oo laalay sharci uu hore u ansixiyay Trump appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites