Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba gaadhi oo isku dhacay iyo khasaare ka dhashay

Recommended Posts

Deeq A.   

Berbera, (Qarannews)-Isku Dhaca Laba Baabuur Oo Midi Bus Yahay Siday Dad Usocday Codaynta Doorashada Gobolka Saaxil Iyo Gaadhi Yar Oo VITZ Ama Dukhaana Oo Usocday Dhinaca Hargeysa Ayaa Waxa Ku DhintayAlle aha Unaxariistee Afar Qof Oo Saarnaa Gaadhiga Yar Ee Vitz Ah Halka Ay 4 Ruux Oo Baska Saarnaana Dhawaacyo Soo Gaadheen Dhamaan Meydadka Dadka Dhintay Iyo Kuwa Dhawaaca Ah Ayaa la Keenay Cisbataalka Berbera .
Gaadhiga Buska Ah Ayaa Dad Kooban Oo Tobaneeyo Ah Sida Dadka Intii Kalena Tuulooyinka Soo Dhigay Sida ay Ii Sheegeen Dadka La Shaqaynaya Musharixiinta Ay Uyimaadeen.
Afarta Ruux Ee Dhintay Oo Kamid Ahaa Shaqaalaha Dekeda Berbera Ee DP World Ayaa Kala ahaa Marxuum Cabdillahi Mugabe
.Marxuum Mahdi Cumar
Marxuum Aamin Xabsi Iyo
Maxamed Xasan

Shilka Ayaa kadhacay Meel Masaafo Kooban Ujirta Kaantaroolka Galbeeka Berbera.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this