Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Raysal wasaare Rooble oo amray Ciidamada

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal wasaaraha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Rooble oo hadal kooban ka yiri Dagaalkii Xalay ka dhacay Muqdisho ayaa Ciidamada faray inay gutaan waajibaadkooda.

Raysal Wasaaruhu wuxuu yiri Waxaan farayaa Ciidama Qalabka sida inay waajibaadkooda Amni ay gutaan, ayna ka hortagaan cid walba oo wax u dhimaysa Amaanka Shacabka.

Raysal wasaaruhu ma uusan soo hadal qaadin weerarkii ay Ciidamadu ku qaadeen Guryaha Madaxweynihii hore Xasan Sheikh iyo Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur .

Hoos kadaawo

2D082CED-F0FE-4662-8721-5724946FD161-800

The post Daawo Raysal wasaare Rooble oo amray Ciidamada appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this