Sign in to follow this  
Deeq A.

Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Oo Muddo 10 Bilood Ah Xabsiga Hargeysa Ugu Xidhnaa Mulkiilaha Dugsiga Nuuradiin Oo Maanta Xoriyadiisi Dib Helay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed Oo muddo 10 bilood ah ku xidhnaa xabsiga dhexe ee Hargeysa ayaa xoriyadiisi dib helay.

Macalin Cabdiraxmaan oo u xidhnaa mulkiilaha dugsiga Nuuradiin,kadib markii khilaaf gacan qaadi dhexmaray macalinka iyo Mahad.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this