Deeq A. Posted March 4, 2021 Warqad kasoo baxay Bangiga Dhex ayaa digniin loogu diray Xawaaladaha iyo Bangiyada kale ee ku yaal dalka, wuxuuna faray inay socod-siiyaan isticmaalka lacagta 50-ka Doller. Maamulka Bangiga dhexe ayaa sheegay inay sameeyeen baaritaan dheer, islamarkaana ay ku godaadeen in aysan jirin lacag been abuur ah oo dalka lasoo galiyey. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites