Deeq A. Posted February 27, 2021 Shirweynaha Ururka Saxaafada Puntland MAP ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Madaxweynaha. Fowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynaha ayaa suxufiyiinta la dardaarmay uguna Caqli celiyey in laga shaqeeyo Amaanka iyo Jiritaanka Dhacabka iyadoo la dhowrayo Sharciga iyo Ansgars. Madaxweynuhu wuxuu hoosta ka xariiqay in Hay’adaha Cadaalada iyo Laamaha amnigu ay gacan jira ku qabanayaan Cid walba oo ku xadgudubto Andhaxa iyo Sharciga, wariyihana looga baahan yahay masuuliyad iyo inay ka fogaadaan wax walba oo wax u Dhismaha Dhacabka. Wariyuhu Xor ma ahan waxaa qabanaya sharciga haduu xadgudub sameeyo, Waa in la iska ilaaliya In laguu adeegsado wado qaldan adoo dhilaamaad raadinaya, Ayuu yiri Madaxweyne Deni. Puntlandi.com Garowe The post Madaxweyne Deni oo la dardaarmay Wariyayaasha Puntland appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites