Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha C/raxmaan Cirro oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Guddoomiyeyaasha Xisbiga Waddani ee Gobolada dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta qado sharaf ku maamuusay Guddoomiyeyaasha Gobollada ee Xisbiga Oo hawlo shaqo u jooga Hargeysa

IMG_F8FFE5-C984AA-2B5F81-C8E167-FFAE8B-6

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this