Deeq A. Posted February 5, 2021 Kadib markii natiijo kasoo bixibwaysay kulankii maanta waxaa soo kala dhexgalay Madaxda asoomaalida Xubno ka tirsan Beesha acaalamka oo khadka teleefoonka kulakala hadlaya Madaxda Soomaaliya oo Madaxweyne Farmaajo u horeeyo. Waxaa muuqata in in Beesha Caalamku ay hada ukala dab qaadayaan Madaxda Soomaalida ayna iyagu la wareegeen Ajandayaasha la isku hayo. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu cadaadiyey inuusan meelna uga bixin Dhuusamareeb, Waxaa u qorshaysnaa inuu maanta soo duulo oo uu Muqdisho soo gaaro. Puntlandi.com Dhuusamareeb The post Beesha Caalamka oo la wareegtay Wadahadaladii Dhuusamareeb appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites