Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Puntland oo howl-gal ka sameeyey gobolka Bari

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa howlgal ka fuliyay deegaanka Dolqooxle ee Buuraha Cali Madow oo hoostaga tuulada Afurur ee gobolka Bari.

Howl-galka ayaa yimid ka dib markii ciidanka PST-ta Puntland ay heleen xog sheegeysa in ay Buuraleyda aagaas ay ku dhuumaaleysanayaan xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish.

Saraakiisha hoggaamineysay howl-galka ayaa sheegay in Ciidamada  PSF-ta ay sii wadi doonaan howl-gallada qorshaysan oo ay ku beegsanayaan Al Shabaab iyo Daacish.

Sidoo kale saraakiisha ayaa shacabka ka codsadeen in ay ciidanka ku garab istaagaan ka hortagga weerara Al-Shabaab iyo Daacish ay ka fuliyaan deegaanada Puntland.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

WhatsApp-Image-2021-02-01-at-10.22.31-AM WhatsApp-Image-2021-02-01-at-10.22.33-AM WhatsApp-Image-2021-02-01-at-10.22.34-AM WhatsApp-Image-2021-02-01-at-10.22.36-AM

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this