Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaban qaabadii u dambaysay ee Shirka Dhuusamareeb oo socota

Recommended Posts

Deeq A.   

Ambiga si heer Sare ah ayaa loo adkeeyey waxaa hada dhiman oo qura qabanqaabada soo dhaweynta Martida Shirka ka qayb galaysa, kuwasoo imaantinkoodu bilaabanayaa maanta.

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa lagu wadaa inay soo garaab Dhuusamareeb.

Siyaasiyiin badan ayaa waxay ka walwal sanyihiin in Shirku uu ku dhamaado si lamid ah Shirarkii hore ee Dhuusamareeb.

Kala soco Puntlandi.com wararka Shirka.

Puntlandi.com Gaalkacyo

The post Qaban qaabadii u dambaysay ee Shirka Dhuusamareeb oo socota appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this