Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Shir Deg Deg Ah La Isugu Yeeray

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filaya in uu kulan deg deg ah yeesho, iyadoo kulanka uu qeyb ka yahay Madaxweynaha dalka.

Waxaa maanta kulan degdeg ah isugu imaanaya baarlamaanka federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Kulanka oo ka dhacaya UNICEF ayaa lagu wadaa in looga hadlo arrimo ay ka mid yihiin xaaladda dalka iyo shirka Dhuusamareeb.

Sida lagu sheegay qoraal loo diray Xildhibaannada, waxaa laga yaabaa inuu kasoo qeyb galo Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

Wixii faahfaahin kala soco Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this