Deeq A. Posted January 31, 2021 Ergayga Gaarka ah ee Qaramada .idoobay James Swan iyo Wafdi Beesha Caalamka ka socda ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo halkaasoo ay kula kulmi doonaan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Kuxigeenadiisa. Madaxweyne Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aaden ayaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Wafdiga James Swan hogaaminayo. Goordhow ayaa Madaxtooyada Jubbaland waxaa ka bilaabanaya Kulan dhexmari doona Jubbaland iyo Beesha Caalamka. Beesha Caalamku waxay bil ka hor soo fara galiyeen Soyaasada Gudaha Dalka kadib markii Xukuumada Federaalku awoodinwaysay inay Xaliyaan Khilaafyada Hortaagan Fooradhada. Hoos ka daawo Sawirada soo dhaweynta James Swan The post Sawiro — Wakiilka QM Janes Swan oo Kismaayo gaaray appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites