Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo La Soo Gaadhsiinayo Tallaalka Cudurka COVID19

Recommended Posts

Deeq A.   

DP World Iyo Hay’adda UNICEF Oo Somaliland Soo Gaadhsiinaya Tallaalka Cudurka COVID19

Wasiirka Horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi Bade ayaa sheegay in dhawaan la filayo in talaalka xanuunka karoona fayras uu soo gaadho Somaliland.

Wasiirka Caafimaadka, ayaa xusay in Hay’adda Unicef iyo Shirkadda DP World ay Somaliland u soo mariyaan talaalkaasi Waddamada Bariga iyo badhtamaha Afrika ee aan badaha lahayn.

Wasiir Badde waxa uu sheegay in Somaliland ay marin muhiim ah u tahay sidii loo gaadhsiin lahaa wadamada aan badaha lahayn Tallaal covid 19, waxaanu wasiirku sheegay in Somaliland qeybteeda ay ka heli doonto tallaalkaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this