Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Dibad-bax ballaaran oo ka dhacay Muqdisho + ujeedka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), xildhibaano iyo boqolaal dadweyne ah ayaa ka qeyb galay banaabax ballaaran oò maanta ka dhacay Daljirka Daahsoon.

Dibadbaxaan ayaa ahaa mid ay shacabka gobolka Banaadir ugu mahadcelinayeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo saxiixa qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.

Dhammaan mas’uuliyiintii goobta ka hadashay ayaa soo dhoweeyey tallaabada taariikhiga ah ee uu shalay qaaday madaxweyne Farmaajo.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

FB_IMG_1611921284321 FB_IMG_1611921278204FB_IMG_1611921271235FB_IMG_1611921275682

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this