Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo kulamo ka wada Addis Ababa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya, Mr Demeke Mekonnen.

Dhinacyadaasi  waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal, iyadoo la taabagelinaayo isfahamka iyo habmaamuusyadii hore loogu heshiiyey.

Labada wasiir waxa ay sidooo kale isla fallanqeeyeen arrimo dan guud oo ay ka mid yihiin arrimaha ka taaggan gobolka iyo dunida inteeda kale.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this