Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News.. Dowlada Maraykanka oo fariin Adag u diray Madaxda Soomaaliya, taageerayna Baaqii Puntland iyo Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Safaarada Maraykanka ayaa hadal Adag kula hadashay Madaxda Soomaaliya oo uu u horeeyo Madaxweyne Farmaajo.

Hadalka kasoo yeeray Maraykanku waa mid ay caro ka muuqato marka loo eego qaabka loosoo bandhigay iyo Erayada la istacmaalya.

Baaqaan ayaa daba socda mid ay Maraykanka iyo Saaxiibada kale ee Soomaaliya ay maanta si wadajir usoo saareen kasoo ay kusoo dhaweeyeen Shirkii ay ku baaqeen Puntlanf iyo Jubbbalanf waxay kaloo soo dhaweeyeen Magacaabida Gudiga Doorashooyinka Puntland iyo Jubbaland,

Labada Qoraal ee kasoo baxay Bersha Caalamka ayaa moodaa inay jawaab u yihiin Waraaq ay shalay soo saartay Dowlada Federaalku kasoo ay ku fhaliileen Gudiyada ay Puntland iyo Jubbaland magacaabeen.

Maraykanku waxay yiraahdeen …

  • Waxaan ka codsaneynaa Madaxweyne/ Farmaajo, Saciid Deni,, Axmed Madoobe,Qoorqoor, Ali Guudlaawe iyo Laftagareen inay xalliyaan arrimaha taagan, hadda si ay awood ugu yeeshaan doorashooyin nabadeed oo ay Soomaalida u qalanto. Majiraan doorashooyin qeyb kaloya ay qabanaydo ama howlo isbarbar socda.

Sidaan ayuu u dhignaa

D6ACC60A-2F81-497A-BF4D-7521979A3000-566

Puntlandi.com Muqdisho

E59BC8FC-A0AF-4D70-BD27-624457C50264.jpe

The post Breaking News.. Dowlada Maraykanka oo fariin Adag u diray Madaxda Soomaaliya, taageerayna Baaqii Puntland iyo Jubbaland appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this