Sign in to follow this  
Deeq A.

DF Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka degmada Beledxaawo

Recommended Posts

Deeq A.   

DFS waxay cadaynaysaa in Jabhaddii fallaagada ahayd ee ay soo hubaysay Dowladda Kenya oo caawa u soo tallowday xuduudda Soomaaliya ayaa soo weerartay Gobolka Gedo, gaar ahaan Degmada Beled Xaawo. CXD ayaa si geesinimo leh ugu jilib dhigay dulankaas sharci-darada ah.41F6DC84-C43F-47F5-9ED2-5EE561693CDE.jpe

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this