Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: RW Rooble oo booqday agoonta Booliska Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday xarunta xannaanada caruurta agoonta ee Booliska Soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaaraha ayaa waqti la qaatay carruurta agoonta ee Booliska Soomaaliyeed ee ku jirta xaruntaasi.

Sidoo kale wuxuu uga mahadceliyey taliska Booliska Soomaaliyeed, sida ay uga war hayaan caruurtaasi agoonta ah.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

141708001_2902389796658802_8555776674346200405_o 142290546_2902389573325491_4208074463404289641_o 142367890_2902389826658799_4901151819294109829_o 142479363_2902389793325469_6009802538827102014_o 142621604_2902389639992151_6769099754836887478_o 142736346_2902389556658826_8012937018623694774_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this