Deeq A. Posted January 24, 2021 Waxaa saaka labo qof lagu dilay gudaha caasimadda Muqdisho, taasi oo sii kordhineysa cabsida amni darrada ee jirta. Sida lagu waramayo, kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa labada ruux ku dilay agagaarka Carwo-idle ee bartamaha Muqdisho. Kooxda dilka geysatay ayaa goobta ka baxsatay, lamana oga sababta ay u dileen. Wixii warar ah, kala soco halkan Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites