Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: James Swan oo kulan la leh madaxweynaha Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Swan & mas’uuliyiinta la socota oo ay ka mid yihiin hay’adaha UNDP iyo WFP ee QM ayaa kulan la leh madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor).

Waxaa kulanka u dhaxeeya Qoor-Qoor iyo James Swan lagu wadaa in lagu hadlo xaaladaha dalka, gaar ahaan khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maalmahan waday dadaallo xal loogu raadinayo muranka ka taagan doorashooyinka dalka ee 2021-ka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

142163805_3821922187866444_2088638571329752406_n 142516060_3821921987866464_5838408929343591977_n 142608491_3821922094533120_490919793173880213_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this