Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Taliye oo Hogaaminaayey Ciidanka TPLF ee weerarka ku qaaday Xarunta Taliska waqooyi ee Ciidanka Itoobiya ee Gobolka Tigray oo isu dhiibay Dowladda Itoobiya 

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba Taliye oo Hogaaminaayey Ciidanka TPLF ee weerarka ku qaaday Xarunta Taliska waqooyi ee Ciidanka Itoobiya ee Gobolka Tigray oo isu dhiibay Dowladda Itoobiya

 tgray.jpg

Wasaaradda difaaca Itoobiya ayaa sheegtay in ay isdhiibeen labadii taliye ee hogaaminayay dagaalka kooxda TPLF .

Maj. Gen Mohamed Esha iyo Brig.Gen Mulugeta Berhe oo sida dowlada Itoobiya sheegtay door weyn kulahaa weerarkii TPLF ay ku qaaday taliska waqooyi ee ciidanka Itoobiya 4-tii November ayaa hada gacanta dowladda ku jira.

Saraakiisha ayaa horay ugu tirsanaan jiray ciidanka federaalka Itoobiya oo ay howlgab ka noqdeen.

Maj. Gen Mohammed Tesema oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in saraakiishaan ay sidoo kale ahaayeen xubnno muhiim ah oo ka tirsan dadka ay talada ka go’do ee TPLF hogaamiya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this