Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir hore ee Puntland oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16111212995893577.jpg?resize=720%

Waxaa saakadii hore oo Arbaco ah magaalada Burco ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Beeraha iyo Waraabka Puntland Cabdi Ismaaciil Boos.

Cabdi Ismaacill Boos ayaa xalay isagoo aad u xanuunsan laga qaaday magaaalada Garowe, iyadoo xaalad caafimaad loogu waday Hargeysa.

Marxuum Cabdi Ismaaciil Boos wuxuu Wasiir Puntland ahaa 2014-2015, sidoo kale wuxuu soo noqday guddoomiyihii hore ee bangiga Puntland.

PUNTLAND POST


The post Wasiir hore ee Puntland oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this