Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweyne Deni oo weli kulamo ka wada Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay haweenka iyo Dhallinyarada magaaladaasi.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaalada guud ee Gobolka , gaar ahaan dhanka nabad galyada iyo horumada ka jiro magaalada Qardho iyo guud ahaan Gobolka.

Haweenka iyo Dhalinyaradda Magaalada Qardho ayaa Madaxweyne dani uga mahadceliyey dadaalada uu wado maamulka puntland dhanka kale Madaxweyne Deni ayaa dhankiisa waxaa uu ugu baaqay Haweenka iyo Dhalinyarada ku nool Magaalada Qardho inay si wanaagsan ula Shaqeeyaan Madaxda Maamulka Puntland.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

139537252_1097350087345177_8275826383310 140456317_1097350150678504_9320316369572 139780418_1097350250678494_4082395619274 139278675_1097350334011819_7773864341503 139177890_1097350404011812_8971631801783 139452362_1097350480678471_8047024135179

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this