Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo: Axsaabta Somaliland oo Taageertay Go’aankii Kasoo Baxay Guddiga Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaanka axsaabta siyaasadda ee Somalailand oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ee caasimadda u ah ayaa kawada hadalay arrimaha doorashooyinka soo aadan iyagoo xusay in wadajir ay u taageereen hadalkii talo soo jeedinta ahaa ee ka soo yeeray guddiga doorashooyinka.

Guddiga ayaa horay ugu baaqay in axsaabta, xukuumadda talada ahaysa iyo golaha guurtida ay wadajir uga wada shaqeeyaan in doorashada waqtigeeda ay ku dhacdo, guddigu ay sheegeen doorashada Somaliland la aadayo ay 31-ka May 2021-ka, sida uu horay usoo saaray guurtiduna ugu raacday.

                                                  Halkaan Ka Daawo

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this