Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: RW Rooble oo la kulmay Madaxda Bangiyadda dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaar ah la qaatay Masuuliyiinta Bangiyda dalka, isaga oo kormeer ku tegay Xarumaha Bangiyda dalka qaarkood.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda bangiyadda kala hadlay horumarinta dhaqaalaha dalka, isagoo ku dhiirrigaliyay kaalinta wanaagsan ee ay kaga jiraan horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa balanqaad u sameeyey Madaxda Bangiyda dalka waxa uuna xusay in Xukuumaddu u fududeyn doonto howlahooda, si dhaqaalaha dalku u hormaro.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wado dadaalo xoogan oo ay ku dooneyso in lagu hormariyo dhaqaalaha dalka.
139679846_2897103353854113_5895473864819 139348691_2897103313854117_1813367494474 139278671_2897103210520794_2561653967543 139226752_2897103257187456_5035090450935 Rooble139711902_2897103193854129_2352238984779

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this