Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Lafta Gareen oo gaaray Xudur

Recommended Posts

Deeq A.   
Lafta-Gareen.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, isagoo socdaalkiisa uu yahay ka jawaabidda baahiyaha haysta bulshada ku nool Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Madaxweyne Lafta Gareen iyo wafdiga la socday ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana inta uu joogo ay la kulmi doonaan Maamulka iyo qeybaha bulshada magaalada Xudur ku nool.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Lafta Gareen oo gaaray Xudur appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this