Sign in to follow this  
MR ORGILAQE

New television station has gone live in Bosaso

Recommended Posts

Last Updated: :Tuesday, 16-Aug 2005

Bosaso oo laga furay Telefishon cusub

Bosaso:- ETN telefishon ayaa laga furay magaalada Bosaaso ayadoo telefishonkan lagu wado inuu noqdo kii ugu horeeyay oo noociisa ah oo laga bilaabo Puntland.

 

Munaasabada telefishonkan cusub lagu furay oo shalay ka dhacday xarunta ETN ee magaalada Bosaaso ayuu kasoo qeyb galay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xassan Daahir Afqurac.

 

Munaasabadan oo si wanaagsan loo soo diyaariyey ayey sidoo kale ku sugnaayeen madax kamid ah dowalda oo uu ku jiro Wasiirka Warfaafinta Puntland.

 

Telefishonka ETN oo dhismihiisa socday bilihii lasoo dhaafay ayaa lagu wadaa in laga daawado magaalada Bosaaso kadibna loo gudbiyo magaalooyinka kale ee Puntland, sida uu sheegay maamulka ETN.

 

Xassan Ciise

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this