Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Madaxweyne Laftagareen oo ka laabto Go’aankii ahaa in Doorasho ka dhacdo qaybo Dalka kamid ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar waxaa jira sheegaya in Beesha Caalamku ay ku khasabtay Madaxweyne Lafta Gareen inuu ka laabto Go’aankii uu Xukuumada kula heshiiyey ee ahaa in lagusoo galo Doorashada iyadoon Puntland iyo Jubbaland ka maqan yihiin.

Laakiin Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen uu kulamo wadatashi ah la qaatay Waxgaradka Deegaanka kadibna uu aqbalay Codsi uga yimid Waxgaradka Koonfur Galbeed.

Waxaa Qoraalka lagu dheegay in Odoyaasha Dhaqanka iyo Ururada Bulshada Koonfur Galbeed ayaa Madaxweyne Laftagareen waxay hordhigeen Codsi ah inuu la baxo Balantu uu la galay Madaxweyne Farmaajo oo ah in Ay Doorashada ka bilaabaan Koonfurta Dalka qaarkeed.

Madaxweyne Laftagareen wuu aqbalay Codsigaas.

Waakan Qoraalkii Koonfur Galbeed ee Akhriso

D86100D1-B321-44D7-BAE2-291C1D2E8C2A-357

The post Breaking News— Madaxweyne Laftagareen oo ka laabto Go’aankii ahaa in Doorasho ka dhacdo qaybo Dalka kamid ah appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this