Sign in to follow this  
Deeq A.

Caaqil lagu dilay magaalada Buuhoodle

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay mid kamid Waxgaradka Buuhoodle.

Dabley bastoolado ku hubaysan ayaa Caaqil Xasan Sheikh Suleebaan Rasaas la dhacay xilli uu ku sii socday hoygiisa Buuhoodle waxaana uu ku geeriyooday halkaas.

Kooxdii dilka u gaystay Caaqilka ayaa goobta isaga baxsaday mana jirto cid ilaa iyo haatan sheegatay dilkiisa.

PUNTLAND POST

The post Caaqil lagu dilay magaalada Buuhoodle appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this