Sign in to follow this  
macalimuu

Af Qalaad Aqoonta Miyaa?

Recommended Posts

AF QALAAD AQOONTA MIYAA

 

Erayedii Abwaanka weynaa

ALI SUGULLE

Laxanka, Naaxiyadda iyo Muusigii

SACIID MAXAMUUD XARAWO

Luuqdii iyo codkii macaanaa ee halaasigaa iyo talntaaliga ahaa ee

XASAN DIIRIYE FAARAX IYO

XALIIMA KHALIIF CUMAR " MAGOOL"

 

PAGE ONE

 

Abaar iyo awdal baan ku jirnaa

Anbanoo omos iyo oomanaan ku egnee

 

Amakaag iyo yaab argagax

Aboowe mancaanoow hoow

Ii sheeg maxaa ku daran

Aboowe macaanoow hee

 

Waan adqeeysanahee ku aaway

Abaayo macaaneey hooy

 

Ii sheeg maxaa ku daran

Aboowe macaanoow hee

 

Af Qalaad aqoonta miyaa?

Maya Maya

 

Ma ahee

 

Af Qalaad aqoonta miyaa?

 

 

Ma ahee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

 

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

 

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

 

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

 

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

 

Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?

 

 

Maya Maya

 

Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?

 

Maya Maya

 

Maya Maya

Ma ahee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

 

 

PAGE TWO

 

Aduunyada waan ka oowdanahee

Aan ogaano halkeey ku aadan tahee

 

Aduunyada waan ka oowdanahee

Aan ogaano halkeey ku aadan tahee

 

Waan isqeeysanhee ku aaway

Aboowe macaanoow hoow

 

Ii sheeg maxaa kuu daran

Abaayo macaaneey hooy?

 

Waan isqeeysanhee ku aaway

Aboowe macaanoow hoow

 

Xasan Diiriye:

 

Ii sheeg maxaa kuu daran

Abaayo macaaneey hooy

 

Af Qalaad aqoonta miyaa ?

 

Maya Maya

 

Ma ahee

Af Qalaad aqoonta miyaa ?

 

 

Maya Maya

Ma ahee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Ma ogtahay dib looma abuura dadkee.

 

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

 

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

 

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

 

Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?

 

Maya Maya

 

 

Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?

 

Maya Maya

 

Maya Maya

Ma ahee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

 

 

PAGE THREE

 

Asaageen horumaraan arkayaa

Ileeys cadoo iftiimanayee

 

Amakaag iyo yaab argagax

Aboowe mancaanoow hooy

Ii sheeg maxaa ku daran

Aboowe macaanoow hee

 

Waan adqeeysanahee ku aaway

Abaayo macaaneey hooy

 

 

Ii sheeg maxaa ku daran

Aboowe macaanoow hee

 

Af Qalaad aqoonta miyaa?

 

Maya Maya

 

Ma ahee

Af Qalaad aqoonta miyaa ?

 

Maya Maya

Ma ahee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

 

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

 

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

 

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

 

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

 

Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?

 

Maya Maya

 

 

Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?

 

Maya Maya

 

Maya Maya

Ma ahee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Waa intuu qofba eebbe geshaa

Ayeey nala tahay anagee

Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

 

-------------------------------------------

 

I DON'T HAVE PAGE FOUR YET.

 

you can enjoy and listen it here:

 

Title Af qalaad Aqoonta Miyaa - HobyoNet - Xaliima Khaliif Cumar(Magool) (Aun) & Xasan Diiriye Faarax (what a Song)

Artist / Source Erayadii Abwaanka weyn Cali Sugulle Naaxiyadii & Miyuusigii Abawaan Saciid Maxamed Xarawo.

Copyright © 2004 hobyoNet.

File Name :http://www.hobyonet.com/audio/afqalaad.ram

Af Qalaad

Send Media Link by E-mail

Length 7:17

Format RealAudio / RealVideo

Quality 16Kbps

Audio Channels 1

Rights Summary There are no rights or restrictions associated with this clip

 

 

Allow playback on PC No (play to authorize)

Content viewable until Unlimited

 

 

Copyright © 2004 hobyoNet.

Composer -

Producer -

Publisher -

Label -

Distributors -

Studio -

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this