Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Maaliyada S/land+Digniin ay u dirtay Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Nuxurka War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Maaliyada S/land+Digniin ay u dirtay Shacabka

Wasaaradda horumarinta maaliyadda Somaliland, ayaa xaqiijisay in ay jiraan Boggag baraha bulshada ah oo laga been abuuray Magaca wasiirka Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire, kuwaas oo dad lagu waydiistay lacago.

Sidoo kale waxaa wasaaraddu ay bulshada uga digtay in ay ka feejignaato, boggagaasi been abuurka ah.

Halkan ka akhri Qoraal ka soo baxay:-

sacad.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this