Sign in to follow this  
Deeq A.

Toos/LIVE Udaawo Xaflada Sanad guurada 2aad ee Madaxweyne Xafidullaah Saciid Cabdullaahi Deni

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynahs Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi AwMaxamed (Deni) wuxuu maharaja hogaanka Puntland qabtay oo loo doortay 8 Janaayo 2019, Madaxweyne Deni kuma eka oo qura hogaaminta Puntland ee wuxuu qayb weyn ka qaataa Danaha Umada Soomaaliyeed hadey Siyaasad ahaan lahayd iyo hadey nabadeyn ahaan lahayd.

Waxbadan waa soo qabsoomeen labadaas sano, walina Wax badan Way dhiman yihiin, Madaxweyne Deni waxaa jira balan qaad uu kala mid ahaa Madaxweynayaashii ka horeeyey Cabdiwali iyo Faroole, kasoo ahaa in Puntland la gaarsiiyo Nidaamka Xisbiyada, Madaxweyne Deni Arintaan wax badan buu ka hadlay wuuna balan qaadey, Inkastoo bilow fiican uu sameeyey hadana wuxuu u muuqdaa in balanqaadkaas uu noqon doono mid kusoo dhamaada wadadii Ragii ka horeeyey.

Dhaqaalaha iyo Amaanka meel wanaagsan ayuu gaarsiiyey, Horumarinta Deegaanada Puntland wax badan ay ka qabtay labadaas Sano.

Hoos ka daawo Xaflada

The post Toos/LIVE Udaawo Xaflada Sanad guurada 2aad ee Madaxweyne Xafidullaah Saciid Cabdullaahi Deni appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this